Soomar
Shopping
100K+ installs
Advertisement
- CategoryShopping
- PlatformAndroid
- DeveloperSomali Online Market
- In-app PurchasesNo
- Installs100K+
- Updated2026-10-16
- Size31 M
- Version70.0.3
Advertisement
Editor's Review
Soomar comes from Somali Online Market and is listed under the Shopping category on Google Play. In the developer's own words: "Somali Online Market SOOMAR waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce." So far it has been installed 100K+ times and carries a 3.8-star average (679 ratings). The latest version (70.0.3) was released on 2026-10-16, so the app is still being actively updated. Good to know: it needs about 31 MB of storage.
How To Use?
Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka
Wuxuu ka koobanyahay
Shirkaddaha isgaarsiinta :-
shirkadaha dhismaha
Shirkadaha korantada
Google Play
Description
HORUDHAC
--------------------
Somali Online Market (SOOMAR) waa shirkad soomaaliyeed oo qabata adeeg E-commerce nooc la jaanqaadi karaa fahamka qofka Soomaliga ah , waxaa ku dhisnay hab fudud oo saaxib la ah isticmaalaha ,wuxuu ka qeyb qaadanayaa Horumarka ganacsiga dalka .
Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka
Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaalida , annagoo xooga saarnay inaa fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato .
Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaa u baahato .
Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.
Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------
Shopping :-
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida , Supermarkets, electronics, Carwooyinka, Stationery , Furniture’s, Spare-parts iyo wixii la mid ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya EVC,E-DAHAB ,E-MAAL,MASTERCARD , VISA CARD .
Travel :-
Read more
waxaa ka heli kartaa Dhamaan Travel agencies adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aada , maalmaha ay baxaan , qiimaha ka dibna ku iibsan kara Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida EVC,E-DAHAB iyo E-MAAL,MASTERCARD,VISA CARD. Restaurants: waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso . Universities : waxaa ku jira jaamacadaha , waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Faculties-ka ay bixiso Jaamacad kasta ,Fee-ga ,Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo . Hospitals : waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doctor-ka. Tv and Radio:- wuxuu u sahlayaa dhageystayaasha iyo daawadayaasha iney la socon karaan Progam-yada warbaahinta , sidoo kale wuxuu fududeynaa adeegyada Fariimaha wararka ee idaacadaha qaarkood isticmaalaan,toos ayaa looga daawan karaa loogana dhageysan karaa . Cars:- waxaad booqan karaa oo dhex wareegi kartaa Geerash-yada (Carwooyinka ) baabuurta lagu iibiyo waxaad daawan kartaa sawiradda baaburta ,models-ka,waxaad kalo ogaan kartaa qiimaha . Shirkaddaha isgaarsiinta :- waxaa ogaan kartaa adeegyada ay bixiyaan shirkadaha isgaarsiinta . Waxaa sidoo kale ka mid ah adeegeenna Banks-ka , shirkadaha dhismaha , kuwa adeega guud , Shirkadaha korantada , Kaalimaha shidaalka, Warshaddaha,Maktabadaha. • WAXA UGU MUHIIMSAN ------------------------------------- -inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel. -Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa -inaa Message u diri karto . -inaa ka iibsan kartoScreenshots
Featured App